
Caawinaadda mashaakilka caafimaadka dhimirka
Qof kasta oo inaga mid ah mar-mar ayuu dareemaa kurbo ama niyadjab. Haddii dareenka dhibaataddu ay sii socoto waxaa haboon in qofku caawimo raadsado. Tusaale waxaa haboon in qofku wax ka qabto culeyska is daba jooga ah inta aysan dhib u keenin hurdada uusana dareemin hami la’aan.
Dhibaatooyin
”Dhibaatadu ma aha jiro, taasoo laga bogsoodo, ee waa mid nolosha la xiriirta."
Outi Ruishalme iyo Liisa Saaristo: Xanuunka nolosha iyo ka badbaadidda masiibada
Isdilidda
SOS-Xarunta ee Suomen Mielenterveysseura waxay muddo 40 sano ah ku hawlaneed sidii looga hortagi lahaa isdilidda. Macluumaadka la ururiyay marka la eego, badanaa waa laga hortagi karaa isdilidda.
Sheekooyin
Qaybahan waxay ka hadlayaan dhibaatooyinka guud ee xaaladda nolosha iyo sidii caawimaadyo loo heli karo. Qayb waxay ka hadli arragtida ka warbixinta dhacdada ee qof nafsadahaantiisa iyo qaybna waa arragtida qaraabada qofka.
Xaaladda adag ee nolosha
Qofka noloshiisa waxaa soo food saara xaaladdo nolol adag oo kala gedisan. Xaaladaha qofka soo mara waxaa ka mid ah kuwo wanaagsan oo farxad leh, kuwo yara adag iyo waqtiyo aad u adag.